Af Soomaali – Xaashida Xaqiiqda COVID-19

Halkan kaa aqriso faafinta xaqiiqda. Sii aad u heesho, taabo “Download All”

Cudurka COVID-19 Ka Hortaggisa Boggan waxay sharraxaysaa sida aad uga caawin karto ka hortagga faafidda COVID-19
Ku sabsaan COVID19 Boggan waxay sharraxaysaa waxaad u baahan tahay inaad ka ogaato COVID-19
Daaweynta COVID-19 Boggan waxay sharraxaysaa waxa la sameeyo haddii aad la xannuunsato COVID-19, ama aad ka shakisan tahay in aad cudurka qabtid
COVID-19 iyo uurka Boggan waxay sharxaysaa sida COVID-19 uu kuu saameeyo haddii aad uur leedahay, ama aad qorsheynaysid inaad uur yeelatid
COVID-19 oo loogu talagalay caruurta 3 ilaa 6 sano Boggan waxay ka caawin kartaa 3 ilaa 6 sano jirka inay fahmaan macluumaadka muhiimka ku saabsan COVID-19
COVID-19 oo loogu talagalay carurta 6 ilaa 12 sano Boggan waxay ka caawin kartaa 6 ilaa 12 sano jirka inay fahmaan macluumaadka muhiimka ku saabsan COVID-19
COVID-19 oo loogu talagalay carurta 13 ilaa 18 sano Boggan waxay ka caawin kartaa 13 ilaa 18 sano jirka inay fahmaan macluumaadka muhiimka ku saabsan COVID-19